Yaa ka dambeeya dacaayada laga faafiyey Xafiiska Maaliyada G/Banaadir? (Xog Xaqiiqo ah)

Waxaa saacadihii ugu dambeeyey soo baxayey Warar lagu jahawareeriyey bulshada oo sixadooda aan la hubin kuwaasoo sheegaya in xafiiska Maamulka Maaliyada ee gobolka Banaadir ay heysato fadeexad la xiriirta lacago la lunsaday iyo qaar la isdaba mariyey oo ay ka dambeeyaan masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir. Wararkaas ayaa sida loo dhigay sheegayey in masuuliyiin … Continue reading Yaa ka dambeeya dacaayada laga faafiyey Xafiiska Maaliyada G/Banaadir? (Xog Xaqiiqo ah)